Ronaldo: “Haddii aan guursado xaaska Luis Figo waligeey guriga kama soo bixi lahayn”

(Madrid) 23 Jan 2020. Luiz Dalima Ronaldo ayaa mar ka yaabiyay xiddigaha Real Madrid iyo Taageeryaasha kubadda cagta  kaddib hadalkii uu ka sheegay xaaska saaxiibkiis Luis Figo ee la xiriiray sariirta qoyskiisa.

Fadeexad ayey ahayd, balse hoos loo dhigay marka hore inkastoo hadalkii Ronaldo uu ka xumaaday kabtankii Portugal ee Figo.

Ronaldo 9 ayaana markaa yiri: “Haddii aan guursado xaaska Luis Figo waligeey guriga kama soo bixi lahayn!”, kaddibna maxaa dhacay?.

Fadlan ka daawo muuqaaalka hoose si aad u ogaato sida ay sheekaddu u dhacday.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close