KASHIFAAD: Maxay tahay sirta ku duugan qaabka uu rigooradda u tuuro Jorginho, muxuuse u boodaa ka hor tuurista kubadda gool ku laad kasta?

(London) 22 Jan 2020. Waxaa inta badan wax la iska weydiyaa sababta uu Jorginho rigooradda ugu tuuro qaab casri ah waliba ay adag tahay in ay sameeyaan xiddigaha kale ee kubadda cagta ciyaara.

Waxa aynu warbixintaan idin kugu soo gudbin doonaa sirta ku duugan qaab rigoore tuurista Jorginho ee casriga ah jawaabtii uu bixiyay markii la weydiyay waxa ku kalifay in uu ficilkaa sameeyo, tiradda gool kulaad yadda uu dhaliyay xirfaddiisa, inta jeer ee uu rigoore tuuray iyo sheekooyin kale oo ku saabsan Jorginho.

Haddii aad rabtid inaad ogaatid xogta oo dhameys tiran fadlan ka daawo muuqaalka hoose:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close