Guud ahaan kulammada caawa la ciyaarayo horyaalka Premier League & Tartanka Copa Del Rey… (Man Utd, Spurs, Real & Barca)

(Yurub) 22 Jan 2020. Waxaa la ciyaarayaan kulamo ka tirsan horyaalka Premier League iyo sidoo kale tartanka Copa Del Rey ee laga ciyaaro dalka Spain.

Horyaalka Ingiriiska kooxdaha ciyaaraya waxaa ka mid ah Tottenham Hotspur oo soo dhowaynaysa Norwich City iyo Manchester United oo kooxda Burnley ku qaabilaysa garoonka Old Trafford.

Dhinaca kale kulamo ka tirsan Copa Del Rey ayaa la ciyaari doonaa iyadoo kooxaha waa weyn ee Barcelona iyo Real Madrid ay u martinayaan kooxo yar yar.

Haddaba halkaan hoose ka eeg kulammadaas iyo xilliga la baasan doono saacadda geeska Afrika:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

10:30 Habeennimo Leicester City vs West Ham United

10:30 Habeennimo Tottenham Hotspur vs Norwich City

11:15 Habeennimo Manchester United vs Burnley

SPAIN – COPA DEL REY

9:00 Habeennimo Elche vs Athletic Bilbao

9:00 Habeennimo UD Ibiza vs Barcelona

11:00 Habeennimo Badalona vs Granada

11:00 Habeennimo Girona vs Villarreal

11:00 Habeennimo Logrones vs Valencia

11:00 Habeennimo Real Sociedad vs RCD Espanyol

11:00 Habeennimo Tenerife vs Real Valladolid

11:00 Habeennimo Unionistas de Salamanca vs Real Madrid

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close