Day: January 22, 2020
-
England
Man United oo guuldarro kala kulantay Burnley & natiijooyinka kulamadii kale ee laga ciyaaray Premier League… + SAWIRRO
(Manchester) 23 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guuldarro 0-2 ah kala kulantay kooxda Burnley oo marti ugu aheyd…
Read More » -
England
Macalin Ole Gunnar Solskjær oo ka hadlay sababta ay Man United uga hartay heshiiska Erling Håland
(Manchester) 22 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay sababta ay Red Devils…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man United Iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 22 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo loo sheegay qiimaha ay ku heli karto Layvin Kurzawa
(London) 22 Jan 2020. Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in loo sheegay qiimaha ay ku heli karo…
Read More » -
Germany
Miyey Kooxda Bayern Munich doonaysaa inay si joogto ah ula wareegto Philippe Coutinho?
(Munich) 22 Jan 2020. Wararka ka imaanaya gudaha dalka Jarmalka ayaa sheegaya in ciyaaryahankii hore ee kooxda Liverpool Philippe Coutinho…
Read More » -
England
Muxuu ka socon la’yahay heshiiska ay Barcelona ku doonayso Pierre-Emerick Aubameyang?
(Barcelona) 22 Jan 2020. Barcelona aya adooneysa inay lasoo wareegto weeraryahanka reer Gabon iyo naadiga Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang, si ay…
Read More » -
England
KASHIFAAD: Maxay tahay sirta ku duugan qaabka uu rigooradda u tuuro Jorginho, muxuuse u boodaa ka hor tuurista kubadda gool ku laad kasta?
(London) 22 Jan 2020. Waxaa inta badan wax la iska weydiyaa sababta uu Jorginho rigooradda ugu tuuro qaab casri ah…
Read More » -
England
Man United oo ah kooxda ugu cad-cad raacdada loogu jiro mid ka mid ah xiddigaha khadka dhexe ee Juventus
(Manchester) 22 Jan 2020. Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay tahay kooxda ugu cad-cad raacdada loogu jiro mid ka mid…
Read More » -
England
Barcelona oo doonaysa inay Liverpool ka dulqaado bartimaameedkeedii ugu weynaa suuqa bishan Janaayo
(Barcelona) 22 Jan 2020. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha waddanka Spain kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa kula tartami…
Read More » -
England
Arsenal oo badalka Pierre-Emerick Aubameyang ka dhex arkootay Horyaalka Preimer League
(London) 22 Jan 2020. Kooxda ka dhisan Waqooyiga Magaalada London ee Arsenal ayaa bilowday qorshaheeda ku aadan soo xero galinta badelka…
Read More »