Maxaa ku dhacay dheemankii Chelsea & Xulka Brazil ee Oscar… (Naynaastiisii layaabka lahayd iyo xog ku saabsan halka uu ku dambeeyo)

(World) 22 Jan 2020. Oscar waxa uu ahaa laacibkii cajiibka ah ee kooxda kubadda Chelsea, balse waqtiyo oo kaliya ayuu ahaa xiddig sameyn leh, maadaama hadda dadka qaar aysan ogayn halka uu ku dambeeyo.

Waxa aynu warbxintaan idin kugu soo gudbin doonnaa waxa ku dhacay dheemankii reer Barazil ee Oscar, kaasoo taageeryaasha kubadda cagta qaarkood ay aad u jeclaayeen hannaakiisa kubadda.

Haddaba waxaan idinla wadaagaynaa naynaastiisii layaabka lahayd iyo xogo ku saabsan laacibkan oo laga yaabo inaadan ka ogayn, eek a daawo muuqaalka hoose sheekada Oscar iyo wixii ku dhacay.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close