Lionel Messi oo hoggaaminaya liiska xiddigo muhiim ah ay Barcelona nasineyso kulanka Copa del Rey

(Barcelona) 21 Jan 2020. Macalin Quique Setién ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee kaga qeyb geli doono tartanka Copa del Rey.

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka Copa del Rey ay habeen dambe booqan doonto kooxda yar ee UD Ibiza, iyadoo macalin Quique Setién uu kulankan nasiyay xiddigo badan ee muhiim ah.

Haddaba xiddigaha Lionel Messi, Gerard Pique iyo Sergio Busquets ayaa dhamaantood laga saaray liiska ciyaartoyda u safreysa jasiiradda Ibiza.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Quique Setién, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Copa del Rey ay u safrayaan jasiiradda Ibiza.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close