Day: January 19, 2020
-
Spain
Barcelona oo guul dirqi ah ka gaartay kooxda Granada… +SAWIRRO
(Barcelona) 20 Jan 2020. Barcelona ayaa guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Granada garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo guul ku hoggaamiyay Juventus kaddib markii ay ka adkaadeen kooxda Parma…+SAWIRRO
(Turin) 20 Jan 2020. Juventus ayaa guul ay u baahneyd kaga gaartay kooxda Parma garoonka Allianz, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona Iyo Granada ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Barcelona) 19 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona Iyo…
Read More » -
England
Liverpool oo wali la qaban La’a yahay kaddib markii ay guul muhiim ah ka gaartay Man United…+SAWIRRO
(Liverpool) 19 Jan 2020. Liverpool ayaa wali la qaban yahay kaddib markii ay guul muhiim ee 2-0 ah kaga gaartay kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool Iyo Man Utd ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Liverpool) 19 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo doonaya inuu dhaafo Rikoodhka halyeega reer France ee Michel Platini
(Turin) 19 Jan 2020. Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu sii wado bandhigiisa cajiibka ah uu ka sameynayo kooxda Juventus, isla markaana…
Read More » -
Spain
In ka badan Saddex bilood oo aan laga badin… Taxane cajiibka ah uu Zidane ka sameeyay Real Madrid
(Madrid) 19 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa halkeeda ka sii waday taxanaheeda guuldarro la’aanta ah iyadoo uu hoggaaminayo…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo qarka u saaran inay Man United ku garaacdo saxiixa xiddig ka tirsan Ajax
(Madrid) 19 Jan 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa qarka u saaran inay Manchester United ku…
Read More » -
England
Liverpool iyo Chelsea oo ku tartamaya adeegga xiddig bar-tilmaameed u ah Real Madrid
(England) 19 Jan 2020. Liverpool ayaa diyaar u ah in kooxda Chelsea ay kula tartamaan adeega weeraryahanka naadiga kubadda kubadda cagta…
Read More » -
England
Kooxda Atletico Madrid oo markaan weerar ku ah Arsenal… (Waa kee xiddiga muhiimka ah ee ay doonayso inay ka soo qaadato?)
(Madrid) 19 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee ka dhisan dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay markaan weerar…
Read More »