Ka hor kulanka Liverpool wax ka ogoow 10-ka saxiix ee ugu xumaa taarikhda kooxda Manchester United

(Manchester) 18 Jan 2020. Manchester United  ayaa ah koox sameeyn ku leh kubadda cagta waxayna suuuq kala iibsiga ka sameeyaan saxiiyo xili ciyareed walba saxiiyo badan, qaar kood ayaana noqda kuwa fashilmay

Haddaba waxa aynu warbixintaan idin kugu soo gudbin doonaa 10-ka saxiix ee ugu xumaa taarikhda kooxda Manchester united waxaadna ku dhex arki doontaa xiddigo badan oo cajiib ah kuna fashilmay kooxda reer England.

Ka daawo muqaalka hoose, waxaana soo jeedinaya Shaafici Maxamuud Nuur “Shaafinho”:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close