Day: January 16, 2020
-
England
Gary Neville oo talo muhiim ah u diray xiddigaha weerarka ee Man Utd si ay kaga adkaadaan kooxda Liverpool
(Manchester) 16 Jan 2020. Indhaha taageerayaasha horyaalka Premier League ayaa waxay ku sii jeedaan kulanka weyn ay ku wada ciyaari doonaan…
Read More » -
Italy
Lautaro Martínez oo ka hadlay xiisaha ay kooxda Barcelona u qabto adeegiisa
(Milan) 16 Jan 2020. Weeraryahanka reer Argentina iyo kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Lautaro Martínez, ayaa ka hadlay xiisaha ay…
Read More » -
England
Waa sidee wax qabadka xiddigaha Salah, Mané iyo Firmino kulamada ay la ciyaareen kooxaha waaweyn ee Premier League xilli ciyaareedkan?
(Liverpool) 16 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa isku diyaarineysa kulanka adag ee la wada sugayo ay naadiga Manchester United…
Read More » -
England
“FA Cup-ka waa tartan muhiim u ah kooxda Manchester United” – Juan Mata
(Manchester) 16 Jan 2020. Manchester United ayaa u soo baxday wareega afaraad ee koobka FA Cup, kaddib markii ay ka reebtay…
Read More » -
England
Sidee ayey u muuqan doontaa shaxda Manchester United haddii lagu daro Kalidou Koulibaly?
(Manchester) 16 Jan 2020. Manchester United ayaa muddo dheer lala xiriirinayay inay u dhaqaaqdo daafaca kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly, sidoo…
Read More » -
Afrika
Heegan oo guul ka gaartay Kooxda Jazeero kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 16 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee Heegan ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Jazeero Sports Club, Kadib markii ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sababtii layaabka lahayd ee Ronaldinho ku qasabtay inuu ka tago Barcelona… (eedeyntii cabtooynimo & dhacdooyin kale!)
(Barcelona) 16 Jan 2020. Ronaldinho ayaa Barcelona isaga tagay sanadkii 2008 waxa uu ku biiray kooxda AC Milan, waxaana markaasi…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo doonaysa Edinson Cavani… (Miyaa la heli karaa suuqa bishan Janaayo?)
(Manchester) 16 Jan 2020. Manchester United ayaa dalab ka gudbin doonta Weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Edison Cavani inta lagu gudo…
Read More » -
England
Kooxda Juventus oo ku garaaceysa PSG, Liverpool, Man United iyo Man City saxiixa xiddig muhiim ah
(Turin) 16 Jan 2020. Wararka ka soo baxaya gudaha dalka Talyaaniga ayaa waxa ay ku waramayaan in Juventus ay hogaamineyso tartanka…
Read More » -
Spain
“Xavi wuxuu noqon doonaa macalinka kooxda Barcelona” – Josep Maria Bartomeu
(Barcelona) 16 Jan 2020. Xidigii hore ee xulka qaranka Spain ee Xavi Hernández ayaa si weyn loola xiriirinayay in uu badel…
Read More »