Man United vs Wolves & Guud ahaan kulammada la ciyaari doono ee FA Cup, Coppa Italia iyo Ligue 1

(Manchester) 15 Jan 2020. Kulamo ka tirsan tartammada kala duwan ee FA Cup, Coppa Italia iyo Ligue 1 ayaa la ciyaari doonaa maanta iyo caawa.

Kulanka ugu weyn waa midka ku celiska ah ee FA Cup-ka kaasoo caawa garoonka Old Trafford ku dhexmari doona kooxaha Manchester United iyo Wolves.

AC Milan iyo Juventus ayaa ciyaari doona dhankooda kulammo ka tirsan tartanka Coppa Italia, halka Paris Saint-Germain ay dhankeeda dheeli doonto kulan ka tirsan horyaalka Ligue 1, waxaana ay booqan doonaan Monaco.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa la ciyaari doonto & Saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

FA CUP

10:45 Habeennimo Carlisle United vs Cardiff City

10:45 Habeennimo Manchester United vs Wolverhampton Wanderers

ITALY – COPPA ITALIA

5:00 Galabnimo Fiorentina vs Atalanta

8:00 Habeennimo AC Milan vs SPAL

10:45 Habeennimo Juventus vs Udinese

FRANCE – LIGUE 1

9:00 Habeennimo Nimes vs Rennes

9:00 Habeennimo Amiens vs Reims

11:00 Habeennimo Monaco vs Paris Saint-Germain

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close