Waa Kee dhaawicii ugu halista badnaa uguna xumaa ee soo gaaray Messi xirfaddiisa ciyareed ee kubadda cagta?

(Barcelona) 14 Jan 2020. Leonel Messi ayaa kubadda Cagta ka sameeyay dhacdooyin badan oo cajiib ah waxaase mar walba la is weydiiyaa dhaawicii ugu xumaa ee abid soo gaaray Lionel Messi.

Haddaba dhaawacaas waxa uu ku qasbay Lionel Messi in uu seego finalka koobka  UEFA Champions League.

Ka daawo muqaalka hoose xogta oo dhameystiran oo aad u xiiso badan waxaana soo jeedinaya Shaafici Maxamud Nuur Shaafinho:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close