RASMI: Isku aadka wareegga saddexaad ee Copa del Rey oo la shaaciyey… (Yey ku aadeen Kooxaha Barcelona, Real Madrid & Atletico?)

(Yurub) 14 Jan 2020. Waxaa iminka la soo saaray isku aadka tartanka koobka boqorka Spain ee Copa del Rey wareeggiisa saddexaad, kaasoo ay iskugu soo harreeen 32 kooxood oo heer ahaan kala sarreeya.

Natiijada isku aadka wareegga 3-aad ee Copa del Rey ayaa loo xaqiijiyay sida ku xusan sharciga, afar ka mid ah, kooxaha heerka labaad ka ciyaara ee ku jiray dheriga 4-aad ayaa ku aaday naadiyada Spanish Super Cup ee ka soo baxa ee ku jiray dheriga 1-aad.

Isbeddellada lagu sameeyay sanadkan Copa del Rey ayaa noqonaysa in la ciyaari doono hal kuan oo kaliya, balse semi-finalka ama afar dhammaadka laga dhigay labo kulan .

Haddaba halkaan hoose ka eeg isku aadka aadka oo dhammaystiran:-

Ibiza vs Barcelona

Logroñes vs Valencia

Cultural Leonesa vs Atlético Madrid

Unionistas Salamanca vs Real Madrid

Ebro vs Leganés

Badajoz vs Eibar

Badalona vs Granada

Receativo Huelva vs Osasuna

Rayo Vallecano vs Real Betis

Mirandés vs Celta Vigo

Tenerife vs Real Valladolid

Girona vs Villarreal

Elche vs Athletic Bilbao

Real Zaragoza vs Real Mallorca

Sevilla vs Levante

Real Sociedad vs Espanyol

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close