Day: January 13, 2020
-
Spain
DEG DEG: Kooxda Barcelona oo cayrisay Tababare Ernesto Valverde, isla markaana magacaabatay macallin cusub
(Barcelona) 13 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ku dhawaaqday goordhow inay shaqada ka cayrisay Tababare Ernesto Valverde, isla…
Read More » -
Afrika
RASMI: Kooxda Mogadishu City Club oo maanta soo bandhigtay labo ciyaaryahan oo cusub… + SAWIRRO
(Muqdisho) 13 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Mogadishu City Club ayaa maanta xeradeeda tababarka ku soo bandhigtay labo ciyaaryahan oo…
Read More » -
Soomaaliya
Kooxda Horseed oo kala dhantaashay Naadiga Raadsan kulankii galabta ka dhacay garoonka Ex-Koonis
(Muqdisho) 13 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Horseed FC ayaa galabta guul muhiim ah ka gaartay naadiga Raadsan kaddib markii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kumuu ahaa shaqsigii wajiga qarsaday ee sii galayey xerada tababarka Kooxda Man United, miyuu ahaa saxiix cusub?
(Manchester) 13 Jan 2020. Ninkii wajiga gacanta ku qarasanayey ee la sawiray isagoo sii galaya xarunta Tababarka kooxda Manchester United,…
Read More » -
Spain
Tababare Ernesto Valverde oo u muuqday mid faraxsan markii uu ka baxayey xerada tababarka Barcelona… + SAWIRRO
(Barcelona) 13 Jan 2020. Tababare Ernesto Valverde ayaa u muuqday mid faraxsan kaddib markii sawirro laga qaaday isagoo ka baxayey xerada…
Read More » -
England
Rashford waa ciyaaryahanka labaad ee ugu da’da yar oo gaaray 40 gool oo Kooxda Man United ah
(Manchester) 13 Jan 2020. Marcos Rashford ayaa noqday ciyaaryahanka labaad ee ugu da’da yar oo 40 gool u dhaliyay kooxda Manchester…
Read More » -
Germany
Goormee ayuu Robert Lewandowski ku soo laaban doonaa Tababarka Kooxda Bayern Munich?
(Munich) 13 Jan 2020. Wargeyska Bild ee ka soo baxa dalka Jarmalka ayaa shaaca ka qaaday in Robert Lewandowski uu tababarka…
Read More » -
Horyaallada
Fede Valverde oo la ganaaxay imise kulan ayuu ka maqnaan doonaa Kooxdiisa Real Madrid?
(Madrid) 13 Jan 2020. Fede Valverde ayaa la soo warinayaa in ganaax garka loo geliyey, isla markaana uu seegi doono…
Read More » -
Spain
Tan ayaa caddeyn kuugu filan in Goolhaye Thibaut Courtois uu dib u helay qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa ee Real Madrid
(Madrid) 13 Jan 2020. Waxa uu ka yimid eber waxaana uu noqday haatan halyey, Goolhaye Thibaut Courtois ayaana haatan dib…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda AC Milan oo la saxiixatay daafac cusub
(Milan) 13 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa si rasmi ah ula saxiixatay daafacii naadiga Sevilla ee Simon…
Read More »