Day: January 12, 2020
-
Spain
Kooxda Real Madrid oo ku guuleysatay Spanish Supercopa kaddib markii ay garaacday Atletico Madrid… + SAWIRRO
(Jeddah) 12 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku guuleysatay Spanish Supercopa kaddib markii ay ka adkaatay naadiga…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Aston Villa Iyo Man City ee Premier League oo la shaaciyey
(London) 12 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Aston Villa Iyo…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo ka hadlay xaallada adag uu haatan Valverde kaga sugan yahay Barcelona
(Madrid) 12 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa difaacay macalin Ernesto Valverde, kaasoo halis ugu…
Read More » -
Spain
Warar kala duwan oo ka soo baxaya heshiiskii uu Xavi tababare ugu noqon lahaa kooxda Barcelona
(Barcelona) 12 Jan 2020. Wararka kala duwan ayaa ka soo baxaya wararka la xiriirinaya in Xavi Hernández uu dib ugu laabanayo…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo ku dhawaaqeysa saxiixa Xavi Hernández saacadaha soo aadan
(Barcelona) 12 Jan 2020. Wargeyska “Sport” ee gobolka Catalonia ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda Barcelona ay la heshiisay Xavi…
Read More » -
England
Bruno Fernandes, Eriksen, Piatek & Toddobada saxiix ee waa-weyn oo dhici kara bishan Janaayo
(Yurub) 12 Jan 2020. Suuqa kala iibsiga ee bishan Janaayo ayaa si wanaagan u socda, iyadoo kooxaha horyaalka Premier League ay…
Read More » -
Spain
Luis Suarez oo maanta qalliin lagu sameynayo… (Meeqa Isbuuc ayuu garoomada ka maqnaan doonaa?)
(Barcelona) 12 Jan 2020. Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa maanta oo Axad ah waxa uu mari doonaa qalliin,…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo go’aamisay qiimaha ay ku iibineyso mid ka mid ah xiddigaheeda
(London) 12 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa go’aamisay qiimaha ay ku iibineyso mid ka mid ah xiddigaha ay ku…
Read More » -
England
Macalinka Kooxda Sporting Lisbon oo ka jawaabay waxa ka jira wararka Bruno Fernandes la xiriirinaya Man United
(Lisbon) 12 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Sporting Lisbon ee Silas ayaa wuxuu si maldahan u sheegay in xiddigiisa Bruno…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Jack Grealish
(Manchester) 12 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa…
Read More »