Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Crystal Palace vs Arsenal oo la shaaciyey… (Pepe oo ku bilowday safka hore ee Gunners)

(London) 11 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal kulankooda galabta ee Premier League.

Arsenal waxaa safkeeda hore dib ugu soo laabtay Aubameyang iyo Torreira, halka sidoo kale uu ku bilowday Pepe.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Crystal Palace XI: Guaita, Kelly, Tomkins, Cahill, Riedewald, Meyer, Kouyate, McCarthy, McArthur, Ayew, Zaha.

Keydka: Hennessey, Dann, Tosun, Wickham, Woods, Kirby, Keut.

Arsenal XI: Leno, Maitland-Niles, Sokratis, Luiz, Kolasinac, Xhaka, Torreira, Ozil, Pepe, Lacazette, Aubameyang.

Keydka: Martinez, Holding, Nelson, Willock, Guendouzi, Martinelli, Saka.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close