Day: January 11, 2020
-
Aasiya
Ramos oo ka hadlay nidaamka cusub ee Spanish Super Cup-ka & cadaawada u dhaxeysa isaga iyo Atletico Madrid
(Saudi Arabia) 11 Jan 2020. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa xaqiijiyay inuusan u arkin Atletico Madrid…
Read More » -
England
Liverpool oo wali la celin la’ayahay kaddib markii ay guul dirqi ah ka soo heshay kooxda Tottenham… +SAWIRRO
(Liverpool) 11 Jan 2020. Liverpool ayaa wali la celin la’ayahay kaddib markii ay guul dirqi ah ka soo heleen kooxda Tottenham…
Read More » -
Aasiya
Tababare Simeone oo difaacay dhigiisa Valverde, kaasoo halis ugu jira in laga ceyriyo shaqada kooxda Barcelona
(Saudi Arabia) 11 Jan 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa si weyn u diifaacay dhigiisa Barcelona…
Read More » -
England
Chelsea oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Burnley… +SAWIRRO
(London) 11 Jan 2020. Chelsea ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Burnley oo marti ugu aheyd garoonka Stamford Bridge, kaddib…
Read More » -
England
Man United oo guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Norwich City garoonka Old Trafford… +SAWIRRO
(Manchester) 11 Jan 2020. Manchester United ayya guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Norwich City garoonka Old Trafford, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Tottenham Iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 11 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham Hotspur Iyo…
Read More » -
England
Crystal Palace oo taako u dhigtay kooxda Arsenal oo marti u aheyd… +SAWIRRO
(London) 11 Jan 2020. Crystal Palace ayaa taako u dhigtay kooxda Arsenal oo marti ugu aheyd garoonka Selhurst Park, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 11 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo Burnley…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man United Iyo Norwich City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 11 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United Iyo…
Read More » -
England
Haddii uu tago Ashley Young xiddiga ay Kooxda Man United ka dhiganayso Kabtankeeda joogtada ah oo la sii ogaaday
(Manchester) 11 Jan 2020. Haddii uu baxo Kabtanka rasmiga ah ee haatan Ashley Young, kooxda Manchester United ayaa la ogaaday…
Read More »