Day: January 8, 2020
-
Aasiya
Real Madrid oo iska xaadirisay finalka Spanish Super Cup kaddib markii ay garaacday kooxda Valencia… +SAWIRRO
(Saudi Arabia) 08 Jan 2020. Real Madrid ayaa iska xaadirisay finalka koobka Spanish Super Cup kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda…
Read More » -
Spain
Tababare Ernesto Valverde oo dhaleeceeyay nidaamka cusub ee Spanish Super Cup
(Barcelona) 08 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa dhaleeceeyay go’aanka xiriirka kubbada cagta Spain ee ah…
Read More » -
England
Miyuu qeyb ka noqon doonaa Harry Maguire kulanka Norwich City? Tababare Solskjær ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 08 Jan 2020. Kooxda Manchester United ayaa la filayaa inay ku soo dhaweyn doonto garoonkeeda Old Trafford naadiga Norwich City…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Iyo Valencia ee tartanka Spanish Super Cup oo la shaaciyey
(Saudi Arabia) 08 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real…
Read More » -
Afrika
Dekedda oo guul kaga gaartay kooxda Heegan kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 08 Jan 2020. Kooxaha Heegan iyo Dekedda fc ayaa galabta kulan xiiso badan kuwada ciyaaray garoonka Eng Yariisow Stadium,…
Read More » -
England
Man United oo qaaday Tallaabiyin ay ku dooneyso mid ka mid xiddigihii ugu shidnaa Champions League xilli ciyaareedkii hore
(Manchester) 08 Jan 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen maanta wargeysyada, kooxda Manchester United ayaa ka sameysay dhaqdhaqaaqyo deg-deg ah ee…
Read More » -
Spain
Raphael Varane oo ka hadlay maqnaanshiyaha Benzema iyo Bale kulanka ay caawa la ciyarayaan Valencia
(Saudi Arabia) 08 Jan 2020. Daafaca kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Raphael Varane ayaa shir jaraa’id uu ka soo muuqday…
Read More » -
France
Riyadiisa kaga aadan 2020, xiddiga uu jeclaan lahaa inuu ka garab ciyaaro & dhowr arrimood uu ka hadlay Neymar Jr
(Paris) 08 Jan 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa shaaca ka qaaday riyadiisa 2020. Dhinaca kale…
Read More » -
Aasiya
Benzema iyo Bale oo ka maqan safka Real Madrid… (Bal Eeg shaxda la filayo in Zidane uu ku soo galo kulanka caawa ee Valencia)
(Saudi Arabia) 08 Jan 2020. Kooxda Real Madrid ayaa caawa ku wajaheysa dhigeeda Valencia kulan ka tirsan wareega afar dhamaadka koobka…
Read More » -
England
“De Bruyne waa qadka dhexe ee ugu fiican adduunka” – Xiddig hore ee Man City ah
(Manchester) 08 Jan 2020. Kevin De Bruyne ayaa bandhig fiican ka sameeyay kulankii xalay ee lugta hore wareega afar dhamaadka tartanka…
Read More »