Day: January 6, 2020
-
Italy
Intar oo guul ay u qalantay ka soo heshay Napoli oo ay marti ugu noqotay garoonka San Paolo… +SAWIRRO
(Napoli) 07 Jan 2020. Intar ayaa guul ay u qalantay ka soo heshay koox Napoli oo ay marti ugu aheyd garoonka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Arsenal Iyo Leeds United ee tartanka FA Cup-ka oo la shaaciyey
(London) 06 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal Iyo…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Napoli Iyo Inter ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey
(Napoli) 06 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Napoli Iyo…
Read More » -
Afrika
Arsène Wenger oo ka hadlay aragtidiisa ku aadan abaal-marinta xiddiga ugu fiican Afrika 2019
(Masar) 06 Jan 2020.Tababarihii hore kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsène Wenger ayaa ka hadlay dhowr arrimood muhiim ah, kahor…
Read More » -
Italy
Juventus oo guul weyn ka gaartay kooxda Cagliari, Xilli Ronaldo uu dhaliyay Saddexleey…+SAWIRRO
(Turin) 06 Jan 2020. Juventus ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Cagliari garoonkeeda Allianz, kaddib markii ay kaga adkaatay…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo ka hadlay xaalada Jesse Lingard & wararka la xiriirinaya inuu ka tagayo Man United
(Manchester) 06 Jan 2020.Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay inuu sugayo in Jesse Lingard…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus Iyo Cagliari ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey
(Turin) 06 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Juventus Iyo…
Read More » -
Spain
Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bishii December ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(La Liga) 06 Jan 2020. Waxaa lagu dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bishii December ee horyaalka La Liga…
Read More » -
England
“Takumi Minamino waa laacib cajiib ah” – Jürgen Klopp
(Liverpool) 06 Jan 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ammaanay xiddiga cusub Reds ee Takumi Minamino, kaddib…
Read More » -
Ameerika
David Beckham oo qarka u saaran inuu lasoo saxiixdo xiddig ka tirsan kooxda Man City
(MLS) 06 Jan 2020. Kooxda Kubadda Cagta ee Inter Miami isla markaana milkiyadeeda uu leeyahay halyeeyga reer England ee David Beckham…
Read More »