Maxaa ku dhacay xiddigii uu Cristiano Ronado taageeri jiray, xabsigii uu galay & fadeexadii dishay xirfaddiisa kubadda Cagta?

(Yurub) 04 Jan 2020. Waxa jiray xiddig uu aad u jeclaa Cristiano Ronado isla markaana uu ku tilmaamay inuu isaga kasii wanagsanaan karo waqtigii uu joogay kooxda Mancester United waxana ay buunbuuniyeen  wax walba uu yahay lacibkaas da’ada yar haddaba kumuu ahaa xiddigaas?

Miyuu ahaa Lionel Messi, Neymar Jr, Kylian Mbappé, Paul Pogba ama Xiddig kale? waxa ku dhacay xiddigaas awoodiisa ciyareed, hadalkii layaabka lahaa ee Cristiano Ronado uu ka yiri laacibkan iyo Sirta ciyaaryahankaas oo layaab leh ayaad kaga bogan doonataan muqaalka hoose oo ah mid aad u xiiso badan .

Waxaa inoo soo jeedinaya  Shaafici Maxamuud Nuur “Shaafinho” ee ka daawo muqaalka hoose:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close