Day: January 2, 2020
-
England
Liverpool oo wali la celin la’ayahay kaddib markii ay guul kaga gaartay Sheffield United garoonka Anfield… + SAWIRRO
(Liverpool) 03 Jan 2020. Liverpool ayaa wali dhinaceeda dhulka la dhigi la’ayahay waxayna markan guul 2-0 ah kaga gaartay kooxda Sheffield…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta Samba d’Or Award 2019 oo la shaaciyey… (Neymar, Firmino & Silva oo la garaacay!)
(Brazil) 02 Jan 2020. Waxaa shaaca laga qaaday xiddiga ku guuleystay abaal-marinta Samba d’Or Award 2019 ee ah xiddiga reer Brazil…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo xaqiijisay dhaawac mudo dheer uu la maqnaanayo mid ka mid ah daafacyadeeda
(London) 02 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday daqiiqado kahor inuu dhaawac soo gaaray…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool Iyo Sheffield United ee Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 02 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo…
Read More » -
England
Man United oo bar-tilmaameed ka dhiganeysa laba xiddig qad dhexe ah si ay kaga dhigato baddelka Paul Pogba
(Manchester) 02 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in bishan Janaayo ay lasoo wareegi doonto…
Read More » -
Italy
Kooxda AC Milan oo si rasmi ah u xaqiijisay lambarka uu u xiran doono Zlatan Ibrahimovic
(Milan) 02 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee AC Milan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay lambarka uu u xiran doono…
Read More » -
England
Van Persie oo weerar ku qaaday tababare Ole Gunnar Solskjær kaddib guuldarradii kooxda Arsenal
(Manchester) 02 Jan 2020. Weeraryahankii hore xulka qaranka Holland iyo kooxaha Arseanal iyo Manchester United ee Robin van Persie ayaa ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Messi ma’ahan bini’aadam… (Rikoorkaan ayaana kuu xaqiijinaya arrintaas!)
(Barcelona) 02 Jan 2020. Lionel Messi ma’ahan bini’aadam, waa sida uu cinwaan ka dhigay Wargeyska Sport ee dalka Spain, xilli…
Read More » -
Italy
Zlatan Ibrahimovic oo ka soo degay Magaalada Milan si uu u dhammaystiro ku biiristiisa kooxda Rossoneri…+SAWIRRO
(Milan) 02 Jan 2020. Zlatan Ibrahimovic ayaa soo gaaray Magaalada Milan ka hor inta uusan markiisii labaad dhammaystirin ku biiristiisa…
Read More » -
England
Tababare Ole Gunnar Solskjær oo xaqiijiyay mudada uu Paul Pogba ka maqnaanayo kooxda Man United
(Manchester) 02 Jan 2020. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa xaqiijiyay in Paul Pogba uu garoomada ka maqnaan…
Read More »