Wax ka ogoow 9 Xiddig ee ku hadli kara wax ka badan 5 luqadood… (Lukaku oo hoggaminaya liiska, miyey ku jiraan Messi iyo CR7?)

(Yurub) 01 Jan 2020. Xiddigaha ugu caansan ee kubadda cagta ciyaara qaarkood waxa ay leeyihiin hibooyin u gaar ah oo ay kaga duwan yihiin dhammaan laacibiinta kale sida fahanka bulshada ay ku cusub yihiim ama la dhaqankooda.

Wax aynu warbixintaan idin kugu soo gudbin doonaa 9 xiddig oo miisaan ku leh kubadda cagta kuwaas oo ku hadla wax kabadan 5 luqadood oo kala duwan, waxaana xiddigahaasi hoggaaminaya Lukaku iyo Modric.

Muuqaalka hoose ka daawo sheekadda ku aaddan xiddigahaasi ku hadla luqadaha kala duwan, waxaana inoo diyaariyay wariyaheenna Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho.

VIDEO:


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close