Shaxda rasmiga ah ee kulanka Brighton vs Chelsea oo lagu dhawaaqay

(Brighton) 01 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey safafka ramsiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brighton vs Chelsea kulanka ay Blues marti tahay.
Reece James, Pulisic & Jorginho ayaa dib ugu soo laabtay safka hore ee kooxda Chelsea.
SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRA:-
Safka hore ee Brighton: Ryan, Burn, Dunk, Webster, Montoya, Trossard, Mooy, Bissouma, Alzate, Propper, Maupay
Keydka Brighton: Button, Duffy, Stephens, Gross, Jahanbakhsh, Bernardo, Connelly
Safka hore Chelsea: Kepa, Rudiger, Zouma, Azpilicueta, James, Jorginho, Kante, Pulisic, Mount, Willian, Abraham
Keydka Chelsea: Caballero, Christensen, Kovacic, Hudson-Odoi, Batshuayi, Emerson, Lamptey.
Gool FM.