Day: December 31, 2019
-
Spain
Maxaa dhacay markii Messi ay xerada Tababarka lafaha ugu jabiyeen Xavi, Iniesta, Puyol, Busquets & Xiddigihii ugu muhiimsanaa Barcelona?
(Barcelona) 31 Dis 2019. Halyeyga Kooxda Arsenal ee Thiery Henry ayaa wax laga wey diiyay mid ka wanaagsan xiddigaha Cristiano Ronaldo…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo shaaciyey liiska xiddigaha Man United ee ka qeyb galaya kulanka Arsenal & Ciyaaryahan muhiim ah oo seegay safarka magaalada London
(Manchester) 31 Dis 2019. Tababare Ole Gunnar Solskjær ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Manchester United ee kaga qeyb geli doona kulanka habeen…
Read More » -
England
Mino Raiola oo si kulul kaga hadlay xaallada uu Pogba kaga sugan yahay Man United
(Manchester) 31 Dis 2019. Mino Raiola oo ah wakiilka xiddiga reer France ee Paul Pogba ayaa dabka ku shiday kooxda…
Read More » -
England
Imisa gool ayey dhaliyeen saddexda weerar kooxda Liverpool ee Saalax, Mane iyo Firmino sanadka 2019?
(Liverpool) 31 Dis 2019. Dhoowr saacadood ayaa ka harsan dhamaadka sanadka 2019, waana sanad aan ku aragnay kartida shaqsiyaad badan, natiijooyin…
Read More » -
England
Ancelotti oo ka hadlay Pep Guardiola kahor kulanka Everton ay booqan doonto garoonka Etihad
(London) 31 Dis 2019. Tababaraha reer Talyaani iyo kooxda Everton ee Carlo Ancelotti ayaa ammaanay dhigiisa hoggaamiya naadiga Manchester City ee…
Read More » -
Spain
Eden Hazard oo u diray taageerayaasha kooxda Real Madrid fariin gaaban
(Madrid) 31 Dis 2019. Xiddiga reer Belgian ee Eden Hazard ayaa jecleystay inuu fariin wanaagsan u diro taageerayaasha kooxdiisa Real…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo Sawirro laga qaaday isagoo tababar ku qaadanaya Rosario… (Maxayse ahaayeen goolashii uu shaashadda ka daawanayey?)
(Rosario) 31 Dis 2019. Lionel Messi ayaa sawirro laga soo qaaday isagoo tababar ku qaadanaya Magaalada Rosario, isla markaana TV-ga…
Read More » -
Horyaallada
Cristiano Ronaldo oo qaab cusub Timaha u soo Jartay… + SAWIRRO
(Turin) 31 Dis 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ayaa si wacan ugu diyaar garoobaya sanadka cusub ee 2020 kaasoo…
Read More » -
Spain
Suarez oo ka hadlay mustaqbalkiisa Barcelona…(Suurtogal ma tahay inuu ka dhaqaaqo garoonka Camp Nou?)
(Barcelona) 31 Dis 2019. Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Luis Suárez ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa garoonka Camp Nou, wuxuuna ka dhawaajiyay suurtogalnimada…
Read More » -
England
Sidee ayey u muuqanaysaa SHAXDA ay garoonka ku soo geli doonto Kooxda Man United kulanka ay booqanayso Arsenal?
(London) 31 Dis 2019. Manchester United ayaa ku bilaabanaysa toban sano oo cusub booqashada ay ku imaanayso mid ka mid…
Read More »