11-ka ciyaaryahan oo ruxi doona Suuqa kala iibsiga bisha Janaayo ee soo aaddan

(Yurub) 26 Dis 2019. 1-da bisha Janaayo  iyo furitaanka suuqa kala iibsiga jiilaalka ayaa si dhakhso leh u soo dhowaanaya.

Sida xaalku uu yahay sanad walba, waxaa jira magacyo dhowr ah kuwaasoo haddaba lala xiriirinayo inay dhaqaaqi doonaan, marka uu suuqa furmana waxaa la arki doonaa qaar ka mid ah xiddigahaas oo meelo kale u dhaqaaqay.

Haddaba waxaan hoos ku eegi doonaa 11 xiddig ee la filayo inay ruxaan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda soo aadan ee furmi doono bisha Janaayo, kooxda ay ka tagayaan iyo kooxaha lala xiriirinayo.

Eriksen, Ibrahimovic, Haaland y Cavani agitan el mercado

1- Christian Eriksen – Tottenham,  kooxda lala xiriiinayo (Real Madrid).

2- Zlatan Ibrahimovic – LA Galaxy, kooxaha lala xiriiinayo (AC Milan iyo Everton).

3- Erling Braut Hallend – Red Bull Salzburg, kooxaha lala xiriiinayo (Man United, Juventus, RB Leipzig and Borussia Dortmund).

4- Edinson Cavani – Paris Saint-Germain, kooxda lala xiriiinayo (Atletico Madrid).

5- Mariano Diaz – Real Madrid, kooxda lala xiriiinayo  (AS Roma).

6- Brahim Diaz – Real Madrid, kooxda lala xiriiinayo  (Inuu ku biiro kooxaha daneenaya adeegiisa).

7- Arturo Vidal – Barcelona, kooxda lala xiriiinayo  (Inter Milan).

8- Carles Alena – Barcelona, kooxaha lala xiriiinayo  (Real Betis iyo Getafe ).

9- Jean-Clair Todibo – Barcelona, kooxaha lala xiriiinayo  (Bayer Leverkusen iyo AC Milan).

10- Thomas Lemar – Atlético Madrid, kooxda uu ku biirayo (Kooxda uu ka helayo boos joogta ah).

11- Raul de Tomas – Benfica kooxda lala xiriirinayo (Espanyol).

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close