Day: December 23, 2019
-
England
“Man City waa inay sii heysataa Guardiola wax walba ay ku qaadato” – Vincent Kompany
(Manchester) 23 Dis 2019. Kabtankii hore kooxda Manchester City ee Vincent Kompany ayaa muujiyay fikirkiisa ah in maamulka Sky Blues ay…
Read More » -
Italy
Romelu Lukaku oo shaaca ka qaaday hal arrin uu kaga digay Cristiano Ronaldo
(Milan) 23 Dis 2019. Weeraryahanka reer Belguim iyo kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa xaqiijiyay in laacibka Juventus ee Cristiano…
Read More » -
England
“Messi wuxuu iga caawiyay inaan noqdo tababare fiican” – Jose Mourinho
(London) 23 Dis 2019. Macalinka Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa sheegay in xiddiga reer Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel…
Read More » -
Spain
Arturo Vidal oo ka hadlay wararka la xiriirinaya inuu ka tagayo kooxda Barcelona
(Barcelona) 23 Dis 2019. Xiddiga khadka dhexe kooxda Barcelona ee Arturo Vidal ayaa ka hadlay wararka la xiriirinaya inuu ka tagayo…
Read More » -
England
Mourinho oo ka hadlay haddii ay racfaan ka qaadan doonaan kaarkii casaanka ahaa ee Son Heung-min
(London) 23 Dis 2019. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa xaqiijisay inay racfaan ka qaadaneyso kaarkii casaanka ahaa ee Son Heung-min uu qaatay…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo weerar ku qaaday xiddig ka tirsan kooxda Chelsea
(London) 23 Dis 2019. Macalinka kooxda Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa muujiyay sida uu kaga careysan yahay kaarkii roosaha ee…
Read More » -
England
Kooxda Borussia Dortmund oo aan bisha Janaayo iibin doonin ciyaaryahankeeda Jadon Sancho
(Dortmund) 23 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa la soo warinayaa inaysan bisha Janaayo iska iibin doono Jadon…
Read More » -
England
“Kaliya waxay na taageeraan marka aan guuleysano” – Guardiola oo dhaleeceeyay taageerayaasha Man City
(Manchester) 23 Dis 2019.Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ugu baaqay Jamaahiirtooda inay ku taageeraan kooxda marka ay ku…
Read More » -
England
RASMI: Kane, Maguire, Sterling & Sancho oo hoggaaminaya xiddigaha u sharraxan abaal-marinta laacibka sanadka ee xulka England 2019
(London) 23 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey 12-ka ciyaaryahan ee ku tartami doona abaal-marinta xiddiga sanadka ee xulka qaranka England…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo difaacay De Gea kaddib markii uu sabab u noqday guuldarradii Man United ka soo gaartay Watford
(Manchester) 23 Dis 2019. Macalinka kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa difaacay goolhaayaha reer Spain ee David de Gea,…
Read More »