Day: December 20, 2019
-
Spain
Rivaldo oo sheegay waxa ka maqnaa kooxda Barcelona kulankii El Clasico
(Barcelona) 20 Dis 2019. Xiddigii hore xulka qaranka Brazil ee Rivaldo ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda Barcelona uu hoggaaminayo…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mikel Arteta dib ugu soo laabashadiisa kooxda Arsenal?
(London) 20 Dis 2019. Mikel Arteta ayaa muujiyay sida weyn uu ugu faraxsan yahay inuu la wareego shaqada tababarka kooxda Arsenal.…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo ku dhawaaqday macalinka leylin doona kulanka Everton…(Ma Mikel Arteta mise Ljungberg?)
(London) 20 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhawaaqday in Mikel Arteta uu yahay macallinkeeda cusub, waxaana uu u…
Read More » -
England
Weeraryahanka reer Norway ee Erling Håland oo gaaray magaalada Manchester
(Manchester) 20 Dis 2019. Weeraryahanka reer Norway iyo kooxda Red Bull Salzburg ee Erling Håland ayaa maanta jimco ah gaaray magaalada…
Read More » -
England
DEG DEG: Kooxda Arsenal oo ku dhawaaqday in Mikel Arteta uu yahay macallinkeeda cusub
(London) 20 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhawaaqday in Mikel Arteta uu yahay macallinkeeda cusub, waxaana uu…
Read More » -
Spain
Tababare Valverde oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Alaves
(Barcelona) 20 Dis 2019. Tababare Ernesto Valverde ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka barri ee horyaalka…
Read More » -
Italy
Lautaro Martínez oo ka hadlay wararka la xiriirinaya inuu ku biirayo kooxda Barcelona
(Milan) 20 Dis 2019. Weeraryahanka kooxda Inter Milan ee reer Argantina Lautaro Martínez ayaa noqday mid k mid ah xiddigaha ay…
Read More » -
England
Paul Pogba markale uma ciyaari doono kooxda Manchester United
(Manchester) 20 Dis 2019. Wargeyska “Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in maamulka Manchester United iyo ciyaartoyda kooxda…
Read More » -
France
“Zidane waa macalinka xiga ee xulka qaranka France” – Didier Deschamps
(Paris) 20 Dis 2019. Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa sheegay in saaxiibkiisii hore ee xulkii ku guuleystay Koobkii…
Read More » -
England
Jordan Henderson oo kalsooni ka muujiyay in Liverpool ay ku guuleysan doonto koobka kooxaha adduunka
(Doha) 20 Dis 2019. Kabtanka kooxda Liverpool ee Jordan Henderson ayaa xaqiijiyay sida uu u adag yahay kulanka finalka koobka kooxaha…
Read More »