Kooxda Real Madrid oo ku dhawaaqday xiddigaha ugu qeyb galaya kulanka El Clasico.. (Yaa maqan, yaase ku soo baxay liiska Los Blancos ee wajahaya Barcelona?)

(Madrid) 17 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka Barcelona ee El Clasico, kaasoo habeen dambe ka dhici doona garoonka Camp Nou.

Benzema, Ramos & Modric ayaa hoggaaminaya liiska ay soo saartay Los Blancos, waxaana ka maqan oo kulankan El Clasico seegi doona Hazard & Marcelo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska oo dhammaystiran:-

Goolhayeyaasha: Courtois, Areola, Altube.

Daafacyada: Carvajal, Militão, Ramos, Varane, Nacho, Mendy.

Khadka Dhexe: Kroos, Modric, Casemiro, Valverde, Isco.

Weerarka: Benzema, Bale, Jović, Vinicius Jr. Rodrygo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close