Day: December 17, 2019
-
England
Waa maxay sababtii layaabka lahayd ee uu Goolhaye Marc-André ter Stegen ugu biiri waayay Manchester City?
(Manchester) 17 Dis 2019. Goolhayaha Kooxda Barcelona ee Marc-André ter Stegen ayaa xilli ku dhawaaday inuu ku biiro kooxda Manchester…
Read More » -
Spain
Tababare Valverde oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka El Clásico
(Barcelona) 17 Dis 2019. Tababare Ernesto Valverde ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka habeen dambe El Clásico…
Read More » -
Spain
Valverde oo ka hadlay kulanka El Clásic, Muxuuse ka yiri maqnaanshiyaha Eden Hazard?
(Barcelona) 17 Dis 2019. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa sheegay in qaabka ay Real Madrid u ciyaareyso kulanka El Clásico…
Read More » -
Champ' League
“Real Madrid waa boqorada Yurub” – Pep Guardiola
(Manchester) 17 Dis 2019. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa carabka ku adkeeyay sida uu u adag yahay kulanka ay…
Read More » -
Spain
10 rikoodh oo ay muhiim tahay inaad ogaato ka hor kulanka El Clásico ee kooxaha Barcelona iyo Real Madrid
(Spain) 17 Dis 2019. Indhaha taageerayaasha kubadda cagta ayaa ku sii jeeda kulanka El Clasico ay habeen dambe Arbacada wada ciyaari doonaan…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Real Madrid oo ku dhawaaqday xiddigaha ugu qeyb galaya kulanka El Clasico.. (Yaa maqan, yaase ku soo baxay liiska Los Blancos ee wajahaya Barcelona?)
(Madrid) 17 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka Barcelona ee…
Read More » -
Spain
10-ka ciyaaryahan ee ugu goolasha badan taariikhda kulamada El Clásico ee kooxaha Real Madrid iyo Barcelona
(Spain) 17 Dis 2019. Real Madrid ayaa habeen dambe ku booqan doonto kooxda Barcelona garoonka Camp Nou si ay u wada ciyaaraan…
Read More » -
England
Tababaraha Man United oo faalo cusub ka bixiyay xaalada dhaawac ee xiddigaha Pogba iyo Dalot
(Manchester) 17 Dis 2019. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa faalo cusub ka bixiyay labada xiddig ka dhaawacan ee…
Read More » -
Spain
“Barcelona waxay heysataa Lionel Messi, anagana waxaan heysanaa…” – Zidane oo ka hadlay kulanka El Clásico
(Madrid) 17 Dis 2019 Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane oo ka hdlayay kulanka habeen dambe la wada sugayo ee El…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo isku dayeysa inay dib ula soo saxiixato Jadon Sancho
(Manchester) 17 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ee lagu naanayso Citizens ayaa isku dayeysa inay dib ula soo…
Read More »