Shaxda rasmiga ah kulanka galabta ee Kooxaha Manchester United iyo Everton oo la shaaciyey

(Manchester) 15 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka ay ku soo geli doonaan Kooxaha Manchester United iyo Everton kulanka goordhow ka baasmi doona garoonka Old Trafford, kaasoo ka tirsan horyaalka Premier League.

Macallinka Man United ee Solskjaer ayaan wax isbedel ah ku sameynin safkii uu ku soo galay kulankii dhowaa ee Manchester Derby.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka ay ku soo geli doonaan kooxaha Man Utd iyo Everton:-

Safka hore ee Man Utd: De Gea, Wan Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, McTominay, Fred, James, Lingard, Rashford, Martial.

Keydka Man United: Romero, Mata, Pereira, Young, Greenwood, Tuanzebe, Williams.

Safka hore ee Everton: Pickford, Coleman, Keane, Holgate, Mina, Digne, Davies, Iwobi, Bernard, Calvert-Lewin, Richarlison.

Keydka Everton: Stekelenburg, Tosun, Kean, Niasse, Baines, Gordon, Martina.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close