Day: December 14, 2019
-
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Valencia… (Miyuu ku jiraa Casemiro?)
(Madrid) 14 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka…
Read More » -
Spain
Real Sociedad oo taako u dhigtay kooxda Barcelona…+SAWIRRO
(Spain) 14 Dis 2019. Kooxaha Real Sociedad iyo Barcelona ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Reale Arena, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Bournemouth oo saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Chelsea & dhamaan natiijooyinka kulamadii laga ciyaaray Premier League…+SAWIRRO
(London) 14 Dis 2019. Kooxda Bournemouth ayaa guul kaga soo heshay dhigeeda Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge, kaddib…
Read More » -
Spain
Miyuu ciyaari doonaa Casemiro kulanka soo aadan ee Valencia? Waxaa ka jawaabaya Zinedine Zidane
(Madrid) 14 Dis 2019. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa wuxuu shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan xiddiga reer…
Read More » -
England
Liverpool oo guul ka heshay kooxda Watford oo marti ugu aheyd garoonka Anfield…+SAWIRRO
(Liverpool) 14 Dis 2019. Liverpool ayaa guul ka heshay kooxda Watford oo marti ugu aheyd garoonka Anfield, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Sociedad Iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(La Liga) 14 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Iyo Bournemouth ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 14 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo…
Read More » -
England
Ashley Cole oo sharaxaad ka bixiyay sababta ka hor istaagtay Van Dijk inuu ku garaaco Messi abaal-marinta Ballon d’Or 2019
(Yurub) 14 Dis 2019. Daafacii hore xulka qaranka England iyo kooxaha Arsenal iyo Chelsea ee Ashley Cole ayaa wuxuu sharaxaad ka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool Iyo Watford ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 14 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo…
Read More » -
England
Weeraryahanka Chelsea ee Olivier Giroud oo qarka u saaran inuu heshiis la gaaro mid ka mid ah Kooxaha Waa weyn ee Talyaaniga
(London) 14 Dis 2019. Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ayaa qarka u saaran inuu heshiis la gaarno naadiga Inter…
Read More »