Day: December 13, 2019
-
England
RASMI: James Milner oo heshiiska u kordhiyay kooxdiisa Liverpool
(Liverpool) 13 Dis 2019. James Milner ayaa maanta u saxiixay kooxda Liverpool heshiis cusub, si uu u sii balaariyo guulihiisa shanta…
Read More » -
Spain
Zinedine Zidane oo helay war farxad leh kahor kulanka Valencia
(Madrid) 13 Dis 2019. Real Madrid ayaa halkeeda ka sii wada isku diyaarinta kulanka xiisaha badan ee horyaalka La Liga…
Read More » -
England
RASMI: Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta Macallinka bishii November ee Premier League oo la shaaciyay
(England) 13 Dis 2019. Waxaa lagu dhawaaqay tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinkii ugu fiicnaa bishii November ee horyaalka Premier League.…
Read More » -
England
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bishii November ee Premier League oo la shaaciyey
(England) 13 Dis 2019. Waxaa lagu dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bishii November ee horyaalka Premier League. Xiddiga…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo shaacisay in Tababare Jürgen Klopp uu ogolaaday inuu heshiiska u kordhiyo Kooxda… (Imise sano ayuu saxiixayaa?)
(Liverpool) 13 Dis 2019. Tababare Jürgen Klopp ayaa la soo sheegayaa inuu ogolaaday inuu heshiiska u kordhiyo kooxdiisa Liverpool, waxaana uu u…
Read More » -
England
Waatee kooxda kalsoonida ku qabta inay sameyn doonto saxiixa Jadon Sancho bisha Janaayo?… (Ma Barca, Real, Man Utd mise Liverpool?)
(Manchester) 13 Dis 2019. Jadon Sancho ayaa soo jiitay indhaha caalamka oo dhan kaddib bandhigiisa cajiibka ah uu ka sameeyay xilli…
Read More » -
Spain
“Lionel Messi ma ahan ciyaaryahanka ugu fiican taariikhda” – Ronaldinho
(Barcelona) 13 Dis 2019. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Ronaldinho ayaa sheegay in saaxiibkiis hore ee Lionel Messi uusan…
Read More » -
Champ' League
Kooxdee ayeey jeclaan laheyd Liverpool inay ku aado wareega 16-ka ee UCL?… Waxaa ka jawaabaya Xherdan Shaqiri
(Liverpool) 13 Dis 2019. Xherdan Shaqiri ayaa dareensan in 100% uu diyaar u yahay inuu hoggaamiyo weerarka kooxda Liverpool kulanka…
Read More » -
Champ' League
UEFA oo shaacisay shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii Lixaad ee toddobaadkan laga ciyaaray Champions League
(Yurub) 13 Dis 2019. Xiriirka kubadda cagta qaarada Yurub ee “UEFA” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii…
Read More » -
France
“Heshiiska Barcelona waa xalka ugu fiican ee qof walba” – Aabaha dhalay Neymar Jr
(Paris) 13 Dis 2019. Aabaha dhalay ciyaaryahanka reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa markale albaabka u furay…
Read More »