Arsenal iyo Man United oo ka mid ah Kooxaha caawa ciyaari doona tartanka Europa League … (Ka bogo guud ahaan ciyaaraha dhacaya)

(Yurub) 12 Dis 2019. Kulamo ka tirsan tartanka Europa League ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo kooxaha Arsenal iyo Manchester United ay ka mid yihiin kuwa ugu weyn ee dheeli doona.

Arsenal ayaa booqanaysa naadiga Standard Liege, marka ay saacadda geeska Afrika tahay 8:55 Habeennimo caawa, halka Manchester United ay soo dhoweynayso AZ Alkmaar.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Europa League:-

GROUP A

08:55 Habeennimo APOEL Nicosia vs Sevilla

08:55 Habeennimo Qarabag FK vs F91 Dudelange

GROUP B

08:55 Habeennimo Dynamo Kyiv vs Lugano

08:55 Habeennimo FC Koebenhavn vs Malmoe FF

GROUP C

08:55 Habeennimo Basel vs Trabzonspor

08:55 Habeennimo Getafe vs FC Krasnodar

GROUP D

08:55 Habeennimo LASK vs Sporting CP

08:55 Habeennimo PSV Eindhoven vs Rosenborg

GROUP E

08:55 Habeennimo CFR Cluj vs Celtic

08:55 Habeennimo Rennes vs Lazio

GROUP F

08:55 Habeennimo Eintracht Frankfurt vs Vitoria de Guimaraes

08:55 Habeennimo Standard Liege vs Arsenal

GROUP G

11:00 Habeennimo FC Porto vs Feyenoord

11:00 Habeennimo Rangers vs Young Boys

GROUP H

11:00 Habeennimo RCD Espanyol vs CSKA Moscow

11:00 Habeennimo Ludogorets Razgrad vs Ferencvaros

GROUP I

11:00 Habeennimo Gent vs Oleksandriya

11:00 Habeennimo Wolfsburg vs Saint-Etienne

GROUP J

11:00 Habeennimo Borussia Mönchengladbach vs Istanbul Basaksehir

11:00 Habeennimo Roma vs Wolfsberger AC

GROUP K

11:00 Habeennimo Slovan Bratislava vs SC Braga

11:00 Habeennimo Wolverhampton Wanderers vs Besiktas

GROUP L

23:00 Manchester United vs AZ Alkmaar

23:00 Partizan Beograd vs FC Astana

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close