Day: December 12, 2019
-
Champ' League
“Ma jiro qof doonaya inuu ku wajaho Liverpool tartanka Champions League” – Andrew Robertson
(Liverpool) 12 Dis 2019. Daafaca garabka bidix kooxda Liverpool ee Andrew Robertson ayaa sheegay inuu kalsooni buuxda ku qabo naadigiisa Reds…
Read More » -
England
Jilaaga caanka ah ee Matthew McConaughey oo si maldahan u sheegay kooxda ugu taageeraha badan gudaha dalka Mareykanka… (Ma Liverpool, Man United mise Chelsea?)
(England) 12 Dis 2019. Jilaaga caanka ah reer Mareykanka ee Matthew McConaughey ayaa si maldahan u sheegay kooxda ugu taageerayaasha badan…
Read More » -
Champ' League
“Hogaamiyaasha Yurub waxay ka baqayaan inay wajahaan Tottenham” – Jose Mourinho
(London) 12 Dis 2019. Macalinka kooxda Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa sheegay in dhamaan kooxaha ku soo baxay kaalmaha hore…
Read More » -
Champ' League
Zidane oo u hanjabay kooxda Liverpool kahor isku aadka wareega 16-ka ee Champions League
(Madrid) 12 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax walwal ah ka qaabin kooxda ay kaga beegmi…
Read More » -
England
Chelsea oo diyaar la ah 80 million euro si ay u shaqaaleysiiso xiddig horey u soo xirtay maaliyada Man United
(London) 12 Dis 2019. Chelsea ayaa loo fasaxay inay suuqa kasoo iibsadaan xidigo kaddib in muddo ah uu ganaax ka saarnaa…
Read More » -
Champ' League
Cristiano Ronaldo oo sheegay labada kooxood uu jeclaan lahaa inay isugu soo haraan finalka Champions League
(Turin) 12 Dis 2019. Weeraryhanka Juvenrus ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuusan dooneynin inuu ku wajaho kooxdiisii hore ee Real Madrid…
Read More » -
Champ' League
Zidane oo u hanjabay kooxda Liverpool kahor isku aadka wareega 16-ka ee taranka Champions League
(Madrid) 12 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax walwal ah ka qaabin kooxda ay kaga beegmi doonto…
Read More » -
Horyaallada
Juventus oo doonaysa inay heshiis cusub ka saxiixato Higuain, xilli sidoo kale ay qorsheynayso inay yareeyaan Mushaharkiisa
(Turin) 12 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay heshiis cusub ka saxiixato Weeraryahankeeda…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo loo sheegay qiimaha ay ku heli karto Saul Niguez
(Manchester) 12 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa loo sheegay inay wax ka badan 100 milyan oo gini…
Read More » -
England
Chelsea oo rag u soo daawada u dirsatay kulankii Champions League ku dhexmaray Kooxaha Lyon iyo RB Leipzig… (Yey Blues ka doonaysay kulankaas?)
(London) 12 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay rag u soo daawada u dirsatay kulankii…
Read More »