Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Dinamo Zagreb Iyo Man City ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Croatia) 11 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Dinamo Zagreb Iyo Manchester City kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Dinamo Zagreb Iyo Manchester City:

Dinamo Zagreb XI: Dominik Livakovic, Petar Stojanovic, Arijan Ademi, Emir Dilaver, Francois Moubandje, Nikola Moro, Amer Gojak, Damian Kadzior, Daniel Olmo, Mislav Orsic, Bruno Petkovic

Man City XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close