Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(Germany) 11 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus:

Bayer Leverkusen XI:

Juventus XI: Gianluigi Buffon, Juan Cuadrado, Merih Demiral, Daniele Rugani, De Sciglio, Adrien Rabiot, Pjanic, Matuidi, Bernardeschi, Higuain, Cristiano Ronaldo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close