Kulammada ugu dambeeya heerka Guruubyada UEFA Champions League oo caawa la ciyaari doono

(Yurub) 11 Dis 2019. Waxaa caawa la soo gabagabayn doonaa heerka Guruubyada UEFA Champions League, inagoo kuu soo gudbin doona kulammada laga ciyaari doono iyo saacadaha ay soo geli doonaan.

Kulammada caawa la dheeli doono waxaa ka mid ah mid ay Real Madrid booqanayso Club Brugge, kan PSG ay soo dhoweynayso Galatasaray iyo midka ay Bayern Munich qaabilayso Tottenham Hotspur.

Manchester City ayaa u safreysa Dinamo Zagreb, halka Juventus ay booqanayso Bayer Leverkusen.

Hadda halkaan hoose ka eeg kulammada caawa laga ciyaaryo tartanka Champions League:-

GROUP A

11:00 Habeennimo Club Brugge vs Real Madrid

11:00 Habeennimo Paris Saint-Germain vs Galatasaray

GROUP B

11:00 Habeennimo FC Bayern München vs Tottenham Hotspur

11:00 Habeennimo Olympiacos vs FK Crvena Zvezda

GROUP C

08:55 Habeennnimo Dinamo Zagreb vs Manchester City

08:55 Habeennnimo Shakhtar Donetsk vs Atalanta

GROUP D

11:00 Habeennimo Atletico Madrid vs Lokomotiv Moscow

11:00 Habeennimo Bayer Leverkusen vs Juventus

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close