Kulammo ka tirsan heerka Guruubyada Champions League oo caawa la soo gabagabayn doono

(Yurub) 10 Dis 2019. Waxaa caawa la soo gabagabayn doonaa kulamo ka tirsan heerka Guruubyada Champions League.

Kulammada caawa la dheeli doono waxaa ka mid ah Liverpool oo booqanaysa Salzburg, Kooxda Dortmund oo dhoweynaysa Slavia Prague, Naadiga Inter oo Talyaaniga ku qaabilaya Barcelona, Kooxda reer England ee Chelsea oo qaabilaysa Lille iyo kuwo kale.

Hadda halkaan hoose ka eeg kulammada caawa laga ciyaaryo tartanka Champions League:-

GROUP E

8:55 Habeennimo Napoli vs Genk

8:55 Habeennimo Salzburg vs Liverpool

GROUP F

11:00 Habeennimo Borussia Dortmund vs Slavia Prague

11:00 Habeennimo Inter vs Barcelona

GROUP G

11:00 Habeennimo Benfica vs Zenit St. Petersburg

11:00 Habeennimo Lyon vs RasenBallsport Leipzig

GROUP H

11:00 Habeennimo Ajax vs Valencia

11:00 Habeennimo Chelsea vs Lille

FG: guud ahaan saacadaha la ciyaari doono kulammadan waa xilliga geeska Afrika.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close