Day: December 7, 2019
-
England
Man United oo guul muhiim ah kaga soo gaartay kooxda Man City Etihad Stadium…+SAWIRRO
(Manchester) 07 Dis 2019. Kooxda Manchester United ayaa guul muhiim ah ka soo gaartay dhigeeda Man City oo ay ku booqatay…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona Iyo Mallorca ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Barcelona) 07 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona Iyo Mallorca…
Read More » -
England
Liverpool oo wali dhinaceeda dhulka la dhigi la’ayahay & natoojooyinka kulamadii kale ee laga ciyaaray Premier League…+SAWIRRO
(England) 07 Dis 2019. Kooxda Liverpool ayaa markale guul gaartay, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-3 naadiga Bournemouth oo ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Manchester derby kooxaha Man City Iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchetster) 07 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Man City Iyo…
Read More » -
England
Chelsea oo guuldarro kala soo kulantay kooxda Everton oo ay ku booqatay garoonka Goodison Park…+SAWIRRO
(London) 07 Dis 2019. Chelsea ayaa guuldarro kala soo kulantay kooxda Everton oo ay ku booqatay garoonka Goodison Park, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Bournemouth Iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 07 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Bournemouth Iyo Liverpool…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Espanyol & Benzema oo markale shabaqa gaaray…+SAWIRRO
(Madrid) 07 Dis 2019. Kooxda Real Madrid ayaa guul muhiim ah kaga gaartay garoonkeeda Santiago Bernabeu dhigeeda Espanyol, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Everton Iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 07 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Everton Iyo Chelsea…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Iyo Espanyol ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 07 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid Iyo…
Read More » -
Afrika
Xulkeenna Soomaaliya oo kulankiisa furintaanka tartanka Cecafa Senior Challenge maanta wajahaya Jabuuti
(Lugogo) 07 Dis 2019. Xulkeena qaranka Soomaaliya ayaa maanta dheeli doona kulankiisa ugu horreeya ee tartanka Cecafa Senior Challange Cup,…
Read More »