Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Espanyol

(Madrid) 06 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka La Liga ay bari la ciyaari doonaan naadiga  Espanyol.

Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay barri ku soo dhaweyn doonto kooxda Espanyol garoonka Santiago Bernabeu, kaasoo ka tirsan kulamada 16-aad ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Real Madrid uu ku dhawaaqay tababare Zidane, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Espanyol:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close