Klopp iyo Rodgers oo hoggaaminaya liiska musharaxiinta abaal-marinta macalinka bisha November ee Premier League

(England) 06 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macalinka bishii November ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya magacyada ilaa iyo afar macalin oo wacdaro ka dhigay horyaalka bishii la soo dhaafay.

Jürgen Klopp, Brendan Rodgers, Nuno & Chris Wilder ayaa loo magacaabay musharaxiinta abaal-marinta macalinka bishii November ugu fiicnaa horyaalka Premier League.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close