Day: December 5, 2019
-
England
Arsenal oo guuldarro kala kulantay kooxda Brighton oo marti ugu aheyd Emirates Stadium…+SAWIRRO
(London) 06 Dis 2019. Arsenal ayaa guuldarro kala kulantay kooxda Brighton & Hove Albion oo marti ugu aheyd Emirates Stadium, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Arsenal Iyo Brighton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 05 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal Iyo…
Read More » -
Afrika
Dharkeenleey oo caawa ku guuleysatay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir
(Muqdisho) 05 Dis 2019. Degmada Dharkeenleey ayaa ku guuleysatay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasoo caawa lagu soo gabagabeeyay garoonka…
Read More » -
England
David de Gea oo farriin loollan ah diray kahor kulanka Manchester derby
(Manchester) 05 Dis 2019. Goolhayaha kooxda Manchester United ee David de Gea ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay wajihi doonto Manchester City…
Read More » -
Afrika
“Waa wax laga xishoodo inaan aragno Mane oo ku dhammaystay kaalinta afaraad ee Ballon d’Or” – Lionel Messi
(Barcelona) 05 Dis 2019. Lionel Messi ayaa ammaan ugu qubeeyay weeraryahanka Kooxda Liverpool ee Sadio Mane, wuxuuna tilmaamay inay tahay…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo warbixin caafimaad ka soo saartay dhaawacyada Hazard iyo Marcelo, kahor kulanka El Clasico
(Madrid) 05 Dis 2019. Kooxda Real Madrid ayaa waxay maanta si rasmi ah shaaca kaga qaaday website-keeda natiijooyinka baaritaanadii caafimaad uu…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Liverpool oo ku dhawaaqday Liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu kala qeyb-galayo Koobka Kooxaha Adduunka
(Liverpool) 05 Dis 2019. Macallinka Kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa magacaabay liiska 23-ka xiddig ee bishaan uu…
Read More » -
England
Liverpool oo rikoodh cajiib ah sameysay kaddib guushii xalay ee Merseyside derby
(Liverpool) 05 Dis 2019. Liverpool ayaa kaga adkaatay kooxda Everton garoonka Anfield kulankii adkaa ee Merseyside derby, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo rikoodh muhiim ah ku garaacay Ferguson iyo Wenger, kaddib guushii uu xalay ka gaaray kooxda Everton
(Liverpool) 05 Dis 2019. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa halkiisa ka sii waday rikoorrada wanaagsan uu ka sameynayo Reds, tan…
Read More » -
England
Horudhac: Arsenal vs Brighton & Hove Albion… (Gunners oo eegeysa inay soo gabagabayso lix kulan xiriir ah oo ay guul gaari la’dahay Premier League)
(London) 05 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa caawa garoonkeeda Emirates ku soo dhoweynaysa naadiga Brighton & Hove Albion,…
Read More »