Day: December 4, 2019
-
England
Liverpool oo wali la celin la’ayahay kaddib markii guul ay qalantay kaga gaartay kooxda Everton garoonka Anfield …+SAWIRRO
(Liverpool) 05 Dis 2019. Liverpool ayaa kaaga adkaatay kooxda Everton garoonka Anfield kulankii adkaa ee Merseyside derby, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Man United oo garoonkeeda Old Trafford kaga adkaatay kooxda Tottenham Hotspur…+SAWIRRO
(Manchester) 05 Dis 2019. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford kaga adkaatay kooxda Tottenham Hotspur uu hogaaminayay macalinka reer Portugal…
Read More » -
England
Chelsea oo saddexda dhibcood ka qaadatay kooxda Aston Villa oo marti ugu aheyd garoonka Stamford Bridge…+SAWIRRO
(London) 05 Dis 2019. Chelsea ayaa saddexda dhibcood ka qaadatay kooxda Aston Villa oo marti ugu aheyd garoonka Stamford Bridge,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Everton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey… (Salah & Firmino oo keydka ku jira)
(Liverpool) 04 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo…
Read More » -
England
Macallin Jose Mourinho oo sharraxay sababta uu u deganaa Lowry Hotel muddadii uu joogay Man United ka hor kulanka uu caawa booqanayo Old Trafford
(Manchester) 04 Dis 2019. Tababare Jose Mourinho ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta uu ugu noolaa Hoteelka la yiraahdo Lowry Hotel intii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Iyo Aston Villa ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 04 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man United Iyo Tottenham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 04 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United…
Read More » -
Italy
Gacalisada Cristiano Ronaldo oo fariin u dirtay Messi kaddib markii uu ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or 2019
(Turin) 04 Dis 2019. Qoyska Cristiano Ronaldo ma aysan jecleysan in Lionel Messi loo caleemo saaro abaal-marinta Ballon d’Or 2019, taasoo…
Read More » -
England
“Lionel Messi waa ciyaaryahanka ugu fiican ee aan abid arkay” – Jurgen Klopp
(Liverpool) 04 Dis 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa wuxuu ku faanay inuu ku faraxsan yahay in ciyaartoydiisa ay…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Man United ee ka qeyb galaya kulanka caawa ee Tottenham… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)
(Manchester) 04 Dis 2019. Tababare kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa wuxuu daaha ka rogay liiska ciyaartoyda Red Devils…
Read More »