Day: December 3, 2019
-
England
Manchester City oo guul muhiim ah ka soo gaartay kooxda Burnley oo ay booqatay…+SAWIRRO
(England) 04 Dis 2019.Manchester City ayaa guul muhiim ah ka soo gaartay kooxda Burnley oo ay ku booqatay garoonka Turf…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Burnley Iyo Manchester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 03 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Burnley Iyo…
Read More » -
England
Tababare Frank Lampard oo xaqiijiyay haddii uu Tammy Abraham diyaar u yahay kulanka habeen dambe ee Aston Villa
(London) 03 Dis 2019. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa soo saaray warbixin cusub ee ku saabsan suurtogalnimada uu Tammy…
Read More » -
England
Mourinho oo ka hadlay xiriirka kala dhexeeya taageerayaasha Man United, kahor booqashadiisa garoonka Old Trafford
(Manchester) 03 Dis 2019. Macalinka reer Portugal ee José Mourinho uu habeen dambe dib ugu soo laaban doono garoonka Old Trafford,…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Saddexda xiddig ee ku tartami doona abaal-marinta laacibka bishii November ugu fiinaa horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 03 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey dhowaan saddexda laacib ee ku tartami doona abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa horyaalka La…
Read More » -
Afrika
“Sadio Mané waa Afrikaan waana sababta uu kaalinta afaraad uga galay tartanka Ballon d’Or”
(Paris) 03 Dis 2019. Isagoo xalay la hadlay Canal Plus laacibkii hore ee PSG haatanna ciyaaraha tabiya ee Habib Beye…
Read More » -
England
Xiddig kooxda Man City ah oo sheegay in Liverpool ay u qalanto hoggaanka horyaalka Premier League
(Manchester) 03 Dis 2019. Liverpool ayaa ku hogaamineysa horyaalka Premier League 40 dhibcood, iyagoo farqi 11 dhibcood ka sareeya kooxda sida…
Read More » -
England
Macalin Ole Gunnar Solskjaer oo xaqiijiyay haddii uu Pogba diyaar u yahay kullanka habeen dambe ee Tottenham
(Manchester) 03 Dis 2019. Manchester United ayaa habeen dambe ku soo dhaweynta garoonkeeda Old Trafford, kooxda Tottenham Hotspur, si ay u…
Read More » -
Italy
Muxuu ka yiri Cristiano Ronaldo, kaddib markii uu ku guuleytay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa horyaalka Serie A?
(Milan) 03 Dis 2019. Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay ee horyaalka dalka talyaaniga,…
Read More » -
Horyaallada
Xiddiga ugu wanaagsan, Macallinka, Kooxda ugu fiican, goolka ugu quruxda badan, Shaxda ugu wanaagsan & Guud ahaan abaal-marinnadii la bixiyey ee Serie A 2018/19
(Milan) 03 Dis 2019. Waxaa xalay la bixiyey abaal-marinnada kala duwan ee horyaalka Serie A kal ciyaareedkii hore ee 2018/19,…
Read More »