RASMI: France Football oo shaacisay kaalimaha ay kala galeen xiddigaha ku tartamay abaal-marinta Ballon d’Or 2019 + SAWIRRO

(Paris) 02 Dis 2019. Majalada France Football ayaa dhammaystirtay inay shaaciso sida ay kaalimaha u kala galeen oo ay u kala sare mareen xiddigaha ku tartamaya abaal-marinta sanadkan.

Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa ugu dambeyn caawa looga dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or 2019 waxaana markiisii lixaad loo caleemo saaray kabtanka Barcelona ee Lionel Messi, sidoo kalena waxaa halkaas lagu shaaciyey 30 ciyaaryahan iyo laacib waliba kaalinta uu ka galay qiimeynta.

Hadda halkaan hoose ka eeg xiddigaha kaalimaha ay kala galeen tartanka abaal-marintan France Football ay bixiso ee Ballon d’Or.

Sida kaalimaha loo kala galay:-

1-aad Lionel Messi

2-aad – Virgil van Dijk

3-aad – Cristiano Ronaldo

4-aad – Sadio Mane

5- Mohamed Salah

6- Kylian Mbappe

7- Alisson

8- Robert Lewandowski

9- Bernardo Silva

10- Riyad Mahrez

11 – Frenkie de Jong (Barcelona)

12 – Raheem Sterling (Manchester City)

13 – Eden Hazard (Real Madrid)

14 – Kevin De Bruyne (Manchester City)

15 – Matthijs de Ligt (Juventus)

16 – Sergio Aguero (Manchester City)

17 – Roberto Firmino (Liverpool)

18 – Antoine Griezmann (Barcelona)

19 – Trent Alexander Arnold (Liverpool)

20 – Dusan Tadic (Ajax)

20 – Pierre Emerick Aubameyang (Arsenal)

22 – Son Heung-min (Tottenham Hotspur)

23 – Hugo Lloris (Tottenham)

24 – Marc André ter Stegen (Barcelona)

24 – Kalidou Koulibaly (Napoli)

26- Georginio Wijnaldum

26- Karim Benzema

28- Donny van de Beek

28- Marquinhos

28-Joao Felix

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close