Day: December 2, 2019
-
England
Isku aadka wareegga saddexaad ee FA Cup-ka oo la sameeyey… (Liverpool oo qaabilaysa Everton & Man United oo markale la ciyaareysa Wolves)
(Yurub) 02 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey isku aadka wareegga saddexaad ee tartanka FA Cup-ka, waxaana ka soo baxay kulamo xiiso…
Read More » -
England
RASMI: France Football oo shaacisay kaalimaha ay kala galeen xiddigaha ku tartamay abaal-marinta Ballon d’Or 2019 + SAWIRRO
(Paris) 02 Dis 2019. Majalada France Football ayaa dhammaystirtay inay shaaciso sida ay kaalimaha u kala galeen oo ay u kala…
Read More » -
France
RASMI: Lionel Messi oo markiisii lixaad ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or… + SAWIRRO
(Yurub) 02 Dis 2019. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa lagu guddoonsiiyey Lionel Messi abaal-marinta laacibka ugu fiican…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson Becker oo abaal-marin cusub guddoomay caawa
(Yurub) 02 Dis 2019. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa abaal-marin lagu guddoonsiiyey goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson…
Read More » -
England
RASMI: Matthijs de Ligt oo ku guuleystay abaal-marinta Kopa Trophy ee da’yarka ugu fiican Sanadka
(Yurub) 02 Dis 2019. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa ka socda xafladda lagu bixinayo abaal-marinta laacibka ugu…
Read More » -
France
VIDEO: Abaal-marinta caawa la bixinayo ee Ballon d’Or 2019 oo la soo gaarsiiyey xarunta ay xafladdu ka socoto ee Theatre du Chatelet
(Yurub) 02 Dis 2019. Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa marti galin doonta xafladda lagu bixinayo abaal-marinta laacibka…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ka walwalsan xiddigeeda reer Brazil ee Casemiro kahor kulanka El Clásico
(Madrid) 02 Dis 2019. Kooxda Real Madrid ayaa isku diyaarineysa mar xalada adag ee maalmaha soo socda ay gali doonto,…
Read More » -
Horyaallada
Xiddig ay Cristiano Ronaldo ka wada tirsanaayeen Kooxda Real Madrid oo Lionel Messi ku tilmaamay kan ugu fiican Adduunka abid
(Madrid) 02 Dis 2019. Xiddig ay Cristiano Ronaldo ka wada tirsanaayeen kooxda Real Madrid ayaa Lionel Messi ku tilmaamay kan…
Read More » -
England
ANSA iyo Gazzetta dello Sport oo isku raacay xiddiga ku guuleysan doona caawa abaal-marinta Ballon d’Or 2019 & Ronaldo oo aan Xafladda xaadiri doonin
(Paris) 02 Dis 2019. Majaladaha Talyaaniga ka soo baxa ee ANSA iyo Gazzetta dello Sport ayaa isku raacay magaca ciyaaryahanka…
Read More » -
England
Miyuu Virgil van Dijk xaadiri doonaa caawa Xafladda lagu bixinayo abaal-marinta Ballon d’Or 2019? – isagaa ka jawaabaya
(Paris) 02 Dis 2019. Daafaca Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa shaaca ka qaaday haddii uu xaadiri doono caawa xafladda…
Read More »