Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Astana iyo Man United oo la shaaciyey… (Lee Grant oo markiisii ugu horreysay ku soo bilowday safka hore & Lingard oo kabtan ah)

(Yurub) 28 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Astana iyo Man United, iyadoo Grant oo markiisii ugu horreysay ku soo bilowday ku soo bilowday goolka Man United.

Safka kooxda martida ah ee Man United waxaa hoggaaminaya Lingard oo kabtan u ah kulankan, halka sidoo kale ay ku soo bilowdeen Greenwood, Tuanzebe & Chong.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSYIRAN:-

Safka hore ee Astana: Eric, Shomko, Logvinenko, Postnikov, Rukavina, Rotariu, Sigurjónsson, Maevski, Beysebekov, Murtazayev y Khizhnichenko.

Keydka Astana: Mokin, Muzhikov, Pertsukh, Zhakipbayev, Janga, Zhalmukan, Prokopenko.

Safka hore ee Man United: Grant, Lingard, Shaw, Greenwood, Gomes, Garner, Tuanzebe, Laird, Chong, Bernard, Levitt.

Keydka Man United: Kovar, Mengi, Taylor, Galbraith, Puigmal, Mellor, Ramazani.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close