Day: November 28, 2019
-
England
Arsenal oo guuldarro la kulantay & dhamaan natiijooyinka kulamadii caawa laga ciyaaray tartanka Europa League …+SAWIRRO
(Yurub) 29 Nof 2019. Kooxda reer London ee Arsenal ayaa guuldarro kala kulntay naadiga Eintracht Frankfurt oo marti ugu aheyd…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Arsenal Iyo Eintracht Frankfurt ee tartanka Europa League oo la shaaciyey
(Yurub) 28 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal Iyo…
Read More » -
France
Zidane oo dab ku shiday xiddiga kooxda PSG ee Neymar Jr
(Madrid) 28 Nof 2019. Shabakada “Defensa Central” ee dalka Spain ayaa sheegtay in tababare Zinedine Zidane uu dab ku shiday xiddiga…
Read More » -
Champ' League
UEFA oo shaacisay shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii shanaad ee toddobaadkan laga ciyaaray Champions League
(Yurub) 28 Nof 2019. Xiriirka kubadda cagta qaarada Yurub ee “UEFA” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Astana iyo Man United oo la shaaciyey… (Lee Grant oo markiisii ugu horreysay ku soo bilowday safka hore & Lingard oo kabtan ah)
(Yurub) 28 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Astana iyo Man United, iyadoo…
Read More » -
Champ' League
Tammy Abraham oo hadlay kaddib dhaawacii halista ahaa ee kasoo gaaray kulankii xalay ee Valencia
(London) 28 Nof 2019. Weeraryahanka Chelsea ee Tammy Abraham ayaa soo gaaray dhaawac halis ah intii lagu gudi jiray kulankii xalay…
Read More » -
Champ' League
“Waxaa jirta hal wado oo lagu joojin karo Lionel Messi” – Tababaraha Borussia Dortmund
(Yurub) 28 Nof 2019. Tababaraha kooxda Borussia Dortmund ee Lucien Favre ayaa shaaca ka qaaday wadada kaliya ee lagu joojin karo…
Read More » -
Champ' League
Ciyaartoyda u sharaxan xiddiga Isbuucan ugu fiican Champions League oo la shaaciyay
(Yurub) 28 Nof 2019. UEFA ayaa ku dhawaaqday liiska musharixiinta abaal-marinta xiddiga ugu fiican kulamadii shanaad ee toddobaadkan laga ciyaaray…
Read More » -
England
Nemanja Matic oo isaga tagay tababarka kooxda Manchester United kaliya 24 daqiiqo kaddib markii uu ka soo muuqday
(Manchester) 28 Nof 2019. Ciyaaryahan Nemanja Matic ayaa la soo warinayaa inuu isaga tagay tababarka Manchester United kaddib markii 24…
Read More » -
England
Jariiradda Daily Star oo shaaca ka qaaday halka uu ku sii jeedo Jadon Sancho… (Ma England mise Spain?)
(Yurub) 28 Nof 2019. Jariiradda Daily Star ayaa shaaca ka qaday halka uu ku sii jeedo Jadon Sancho kaasoo la…
Read More »