Day: November 25, 2019
-
Champ' League
“Taam ahaanshaha Neymar Jr waxay noqon doontaa ciyaar ku adag kooxda Real Madrid” – xiddig ka tirsan Los Blancos
(Madrid) 25 Nof 2019. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeen dambe ku soo dhaweyn doonto kooxda Paris Saint –…
Read More » -
Italy
Dybala oo daaha ka qaaday heerka uu gaarsiisan yahay xiriirka kala dhexeeya Messi iyo Ronaldo
(Turin) 25 Nof 2019. Weeraryahanka reer Argentina iyo kooxda Juventus ee Paulo Dybala ayaa muujiyay sida weyn uu ugu faraxsan yahay…
Read More » -
Champ' League
Hazard oo ku kaftamay taariikhda PSG, kahor kulanka habeen danbe ay ku wada ciyaari doonaan garoonka Bernabeu
(Madrid) 25 Nof 2019. Xiddiga reer Belgian iyo kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa qaab kaftan ah wuxuu hoos ugu…
Read More » -
Champ' League
Klopp oo iska indho tiray Man City, kaddib markii uu magacaabay kooxda sida adag u tartameysa xilli ciyaareedkan Premier League
(Liverpool) 25 Nof 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa sheegay inuusan aheyn macalin si weyn u…
Read More » -
England
Gary Neville oo saddex xiddig oo ka tirsan Man United ugu yeeray kuwo lagu qoslo intii lagu guda jiray kulankii xalay ee Sheffield United
(Manchester) 25 Nof 2019. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa ku maadeystay saddex ka mid ah xiddigaha Red Devils,…
Read More » -
Spain
“Messi oo kale ma imaan doono 40-ka sano ee soo socota” – Antoine Griezmann
(Barcelona) 25 Nof 2019. Weeraryahanka Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa amaaney saaxiibkiis ay isku kooxda yihiin ee Lionel Messi, isagoo ku…
Read More » -
England
Muxuu ka dhignaa goolkii uu xalay Mason Greenwood u dhaliyey Kooxdiisa Manchester United kulankii Sheffield?
(Manchester) 25 Nof 2019. Mason Greenwood ayaa xalay gool u dhaliyey kooxdiisa Manchester United kulankii ay barbaraha 3-3 la geleen…
Read More » -
England
Xiddiga bartilmaameedka u ah Arsenal ee Samuel Umtiti oo shaaciyey Kooxdiisa xigta ee uu ku biiri doono
(Barcelona) 25 Nof 2019. Xiddiga bartilmaameedka u ah Arsenal ee Samuel Umtiti ayaa shaaca ka qaaday kooxdiisa xigta oo uu…
Read More » -
Champ' League
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Paris Saint-Germain vs Real Madrid ka hor kulankooda habeen dambe ee Champions League… (Yaa xiddigaha ugu badan ku leh?)
(Madrid) 25 Nof 2019. Kooxaha Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ayaa laga sameeyey shax isku dhaf ah ka hor kulankooda…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo wakiilo u soo daawada u dirsatay da’yarka reer Talyaani ee Sandro Tonali
(Manchester) 25 Nof 2019. Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay wakiillo u soo daawada u dirsatay…
Read More »