Mane, Auba & Mahrez oo hoggaaminaya liiska 30-ka xiddig ee u sharraxan Laacibka sanadka Afrika 2019… (Miyuu ku jiraa Mohamed Salah?)

(Yurub) 24 Nof 2019. Waxaa la shaaciyey liiska 30-ka xiddig ee u sharraxan abaal-marinta laacibka sanadka Afrika 2019.

Salah, Mane, Pepe, Auba & Mahrez ayaa hoggaaminaya liiska xddigaha u sharraxan laacibka sanadka qaaradda Afrika 2019.

Xiriirka kubadda cagta CAF ayaa sii daayey liiska xiddigaha u sharraxan abaal-marin laacibka sanadka ee Afrika, taasoo looga dhawaaqi doono abaalmarinno-sanadeedkooda kubadda cagta ee dhici doonta maalin Talaadio ah oo ay Taariikhdu tahay 7 bisha Janaayo ee sanadka 2020 taasoo lagu qaban doono Citadel Azure, Hurghada ee dalka Masar.

Xafladdaas waxaa lagu bixin doonaa abaal-marinno dhowr ah sida xiddiga sanadka Afrika ee  African Player of the Year, macallinka sanadka ee Coach of the Year, da’yarka sanadka ee Youth Player of the Year, xulka sanadka ee National Team of the Year, goolka sanadka ee Goal of the Year, shaxda sanadka ee Africa Finest XI & kuwo kale.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha 30-ka ciyaaryahan ah ee u sharraxan abaal-marinta laacibka sanadka Afrika 2019, kooxaha iyo xulalka ay ka tirsan yihiin:-

Achraf Hakimi (Morocco & Borussia Dortmund)

André Onana (Cameroon & Ajax)

Baghdad Bounedjah (Algeria& Al-Sadd)

Carolus Andriamatsinoro (Madagascar & Al Adalah)

Denis Onyango (Uganda & Mamelodi Sundowns)

Eric Maxim Choupo-Moting (Cameroon & Paris Saint-Germain)

Ferjani Sassi(Tunisia & Zamalek)

Hakim Ziyech (Morocco & Ajax)

Idrissa Gueye (Senegal & Paris Saint-Germain)

Ismail Bennacer (Algeria & AC Milan)

Jordan Ayew (Ghana & Crystal Palace)

Kalidou Koulibaly (Senegal & Napoli)

Kodjo Fo Doh Laba (Togo & Al Ain)

Mahmoud Hassan”Trezeguet” (Egypt & Aston Villa)

Mbwana Samatta (Tanzania & Genk)

Mohamed Salah (Egypt & Liverpool)

Moussa Marega (Mali & Porto)

Naby Keita (Guinea & Liverpool)

Nicolas Pepe (Côte d’Ivoire & Arsenal)

Odion Ighalo (Nigeria & Shanghai Shenhua)

Percy Tau (South Africa & Club Brugge)

Pierre-Emerick Aubameyang (Gabon & Arsenal)

Riyad Mahrez (Algeria & Manchester City)

Sadio Mane (Senegal & Liverpool)

Taha Yassine Khenissi (Tunisia & Esperance)

Thomas Teye Partey (Ghana & Atlético Madrid)

Victor Osimhen (Nigeria & Lille)

Wilfred Ndidi (Nigeria & Leicester City)

Wilfried Zaha (Côte d’Ivoire & Crystal Palace)

Youcef Belaili (Algeria & Ahli Jeddah)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close