Shaxda rasmiga ah kulanka Serie A ee Kooxaha AC Milan iyo Napoli oo la shaaciyey

(Milan) 23 Nof 2019. Waxaa la shaaciyay safafka rasmiga ah ee kooxaha AC Milan iyo Napoli ay ku soo geli doonaan kulanka ay wada ciyaari doonaan ee ka tirsan horyaalka Serie A.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee AC Milan: G Donnarumma; Conti, Musacchio, Romagnoli, Theo Hernandez; Paqueta, Biglia, Krunic; Suso, Piatek, Bonaventura

Keydka Milan: Reina, A Donnarumma, Calabria, Leao, Rebic, Caldara, Gabbia, Kessie, Brescianini, D Maldini

Safka hore ee Napoli: Meret; Di Lorenzo, Maksimovic, Koulibaly, Hysaj; Callejon, Allan, Elmas, Zielinski; Lozano, Insigne

Keydka Napoli: Ospina, Karnezis, Fabian Ruiz, Llorente, Luperto, Mertens, Younes, Manolas, Gaetano

Garooraha ciyaarta: Orsato

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close